» Tirokoob iyo Itimaal » Sharaxa ereyada

Sharaxa ereyada

ordliste_illustrasjon

Xog = Data – warbixin dhab ah

Habayn = Systematisere – hab u samayn, hannaan sahlaya in aan aragti guud

Bandhigid =Presentere – tusid

Tuse = Tabell – tirooyin lagu ururiyey dhinactaxyo iyo joogtaxyo, oo qoraal sharaxayaa ka horreeyo ama ka korreeyo.

Dhinactax = Rad – badad isu dabaayaal si jiif ah oo tuse ku jira

Joogutax = Kolonne – badad isu dabayaal si joog ah oo tuse ku jira

Garaaf jiitimeed = Søylediagram eller stolpediagram – bandhigid xog oo tirooyinka lagu tusayo sida jiitimo ama tiirar.

Dhidib = Akse – halkan waxa looga danleeyahay xarriiq jiif u taal iyo mid joog u taal ee garaaf jiitimeedka oo mid ku siinayo waxay tiirarku ku tusayaan midna muujinayo tirada dhererka tiirarka.