» Isugeyn iyo kalagoyn » Liiskii adeegga

Liiskii adeegga

Waxyaalaha loo baahanyahay iyaga oo ka shidaal qaadanaya ayay liistada adeegga sameeyeen.

099Waxay ogyihiin in baakadda ugu yar ee burka ahi tahay 1 kg. Andreas waxay la tahay inay soo iibiyaan baakad hilib shiidan 400g, balse Alan waxay ugu muuqataa in ay hilib shiidan soo miistaan markaas intay u baahan yihiin bay iibsan karaan. Waxay isku waafaqeen in ay dukaanka gudihiisa ay ku xisaabayaan oo eegaan midka u jaban.
Waxay kale oo ay qoreen in inay soo iibsadaan baakad burcad shiidan iyo baakad suugada biisada.
Maria waxay ogtahay in guriga milix iyo basbaas u yaal.
Gebagebadii waxay qoreen in laba dhalo oo waaweyn oo kooko koolo iyo baakad afmaris ah soo iibsadaan.