» Isugeyn iyo kalagoyn » Waxa loo baahanyahay

Waxa loo baahanyahay

Maria waxay guriga ka soo qaadatay waxyaalaha loo baahanyahay oo qoran. Sidan buuna ahaa:

oppskrift_somalisk

Maria waxay soo saartay warqaddii waxyaalaha loo baahanyahay, iyaga oo dhan baana dersaya. Waxay ogaadeen inay soo iibsadaan sharaab iyo afmaris. Maria waxa ay haysaa 150 kr, waxayna la tahay in ay ku filan tahay waxa ay u baahan yihiin oo dhan.