» Isugeyn iyo kalagoyn » Dukaanka gudihiisa

Dukaanka gudihiisa

Kolkay soo galeen dukaanka, waxay Lin is weydiisay inay lacag ku filan haystaan iyo inkale.

098

Waxay isku waafaqeen inay isku dayaan inay ogaadaan iyaga oo qiyaasaya. Selma iyo Maria waxay soo ogayaan qiimaha hilibka shiidan, markuu baakad ku jiro iyo marka la miisaayaba. Daniel iyo Lin waxay soo ogaanayan qiimaha khamiirka, burka, sharaabka iyo afmariska, halka Alan iyo Andreas soo ogaanayaan qiimaha basasha, suugada biisada iyo burcadka.

Markay dhammaan soo ogaadeen qiimaha,  ayay haddana kulmeen waxayna qoreen waxay soo iibiyeen. Sidan bayna u egtahay:

 

 

 

1 kg bur 11,10 kr
1 baakad khamiir 2,80 kr
300 gm hilib shiidan oo la miisay  99,90 kr kiiloogii
400 g kjøttdeig pakke 39,90 kr
1 basal 15,50 kr baakad 2 basal ku jiraan
1 baakad suugada biisada 20,90 kr
1 baakad burcad shiidan  26,90 kr
2 1½ l kooko koola  24,90 kr + qiimaha dhalo kasta
1 baakad afmaris  19,90 kr