» Isugeyn iyo kalagoyn

Isugeyn iyo kalagoyn

Hjemmelaget pizza.

maur04

Waa waqti yar ka hor intaanay Maria gaarin 11 jir. Waxay go’aan ku gaadhay in ay casuunto ardayda si ay u sameeyaan biiso. Baraha ayay weydiiyeen in ay xisaadda xisaabta dejiyaan qorshaha adeegga oo ayna soo adeegtaan. Waxay sidaa samayn karaan haddii ay ballan qaadaan inay sameeyaan qiyaas iyo inay xisaabtana qoraal ku sameeyaan waxa ay soo iibsadeen iyo haddii lacag u soo hadho.