» Bulshada » Caadooyin

Caadooyin

takke

Caadooyinku waa xeerrar aan qornayn. Kuwan waxaan ugu yeernaa xeerrar aan qornayn. Basar wanaagsan iyo basarka cunto cunista waa tusaale aan soo qaadan karno.

Qaar badan oo ka mid ah xeerrarkan waxaan ka baranaa markaa aan korayno, kana baranaa waalidiinteena, ama dadka aan la deggan nahay. Xeerrarkani waxa laga yaabaa in ay isku mid yihiin meel kasta oo adduunka ka mid ah., waxaanna u adeegsanaa si ootamaatiga.

Qaar ka mid ahi waa kuwan:

  • Si edeb leh oo naxariis ku jirto ula dhaqan dadka
  • Ha ku dhufan
  • Ha xadin
  • Ha xaman
  • Daacad ahaw oo ha khiyaamin
  • Safka ha dhuumasho ku hormarin
  • U mahadceli haddii wax lagu siiyo
  • Raac sharciyada u yaal ciyaaraha iyo isboortiga

Ma keeni kartaa qaar kale oo sharciyada aan qornayn oo kale?

 

Edeb iyo saaxiibnimo yeello

Jooji dhibka

Ha tumin

Dhib loomajeede

Keli

Xeerarka aan qornayn ee makhaayadda