» Giriiggii hore » Ereyada muhiimka ah

Ereyada muhiimka ah

ordliste_illustrasjon

Xilligii Qaddiimiga = Antikken : muddo u dhexaysa qiyaastii 700 C. H. ilaa 500 C. D.

Agoora = Agora: suuq ama seylad, meel la isugu yimaaddo dawlad yareedkii Giriiggii hore.

Dawlad yar = Bystat: gobol maamul gaar ah leh.

Shir dadweyne = Folkeforsamling:  ragga xorta ah oo isu yimi oo ka dooday oo go’aamiyey sharciyo iyo xeerar

Dimoqraadiyad = Demokrati: dadka ayaa go’aanka ka qayb qaadanaya sida waddanka loo maamulayo.

Sharafdhac = Unåde:  aan loo jixinjixin

Filasoof = Filosofer: qof su’aallo muhiim ah soo jeedinaya oo ku saabsan nolosha iyo adduunka.

Wadahadal = Dialog:  hadal u dhexeeya laba qof ama in ka badan.

Khurufaad = Myter: Gamle fortellinger om guder.

Masiibo =Tragedie: riwaayad murugo leh.

Majaajillo = Komedie: riwaayad qosol badan.

Ciyaartooy = Atlet: ciyaaraha ku tartama.

Ciyaaraha shanlayda = Femkamp: Ciyaar shan ciyaarood oo kala duwan ka kooban.