Dawlad sharci xukumo

Laylisyo

  1. Maxay tahay sababta xasilooni uga jirin dal booliis xukumo?
  2. Xiriir noocee ah baa qofku la leeyahay booliiska waddanka aad u dhalatay?

Liis ereyo

Dal sharci xukumo – dal sharcigu si siman dadka u qabto
Dacwad – is maandhaaf uu xaliyo xaakin maxkamadeed
Dal boliis xukumo – dal hoggaamiyaashiisa iyo booliisku xiri karaan oo ciqaabi karaan qofkay rabaan
Laaluush – lacag sharci darro lagu siiyo shaqaale dowladeed si uu kuu caawiyo