Dhaqamada kala duwan ee Noorwey

Laylisyo

  1. Waddankee u dhalatay? Ma sheegi kartaa 5 wax oo dhaqankaaga lagu yaqaan?
  2. Maxaad ka taqaan dhaqanka Noorwey?

Liis ereyo

Dadka asalka ah – dadka ugu horreeyey eemeel degay
Dhaqan – qaabka koox u hadasho, fekerto oo ay u dhaqanto
Soo galooti – dadka ku dhashay ama qaraabo ku leh waddan kale
Magangelyo – in la dalbado in la dego waddan maadaama aan waddankaad u dhalatay aadan ku badbaadayn