Xuquuqda insaanka

Laylisyo

  1. Ma sheegi tusaale xuquuqda insaanka oo la jebshay?
  2. Maxay ku la tahay in Qaramada Midoobay samayso marka waddan xuquuqda insaanka jebiyo?

Liis ereyo

Xuquuqda insaanka – xuquuq aasaas ah oo dadku leeyahay
QM – Qaramada Midoobay
Takoor – in si xun loola dhaqmo dadka qaar ka mid ah