Xukuumad

Laylisyo

  1. Maxaad u malaynaysaa in wasaaradda caafimaadka iyo daryeelku ka masuul tahay?
  2. Ma sheegi kartaa raysal wasaaraha Noorwey iyo xisbiga uu/ay ka tirsan yahay/tahay?

Liis ereyo

Xukuumad – awoodda Noorwey ilaalisa in la fuliyo go’aamada siyaasadeed
Wasiir – xubin xukuumadda ka mid ah oo masuul ka ah qayb siyaasadda ka mid ah
Wasaarad – urur u shaqeeya wasiirka
Dowlad wadaaga – xukuumad ay soo dhiseen xisbiyo badan