Jinsiga iyo sinnaanta

Laylisyo

  1. Yuusuf wuxuu rabaa inu xanaanada macallin ka noqdo. Aabbihiise waxay la tahay inay shaqo dumar tahay. Aabbihii wuxuu rabaa inuu Yuusuf noqdo makaaniga baabuurta. Maxay kula tahay in Yuusuf sameeyo?
  2. Maxaa u sababa in dumar iyo rag badani doortaan shaqooyinka dumarka ama raggu u badan yihiin?

Liis ereyo

Farqi bayoolaji – farqi lagu dhasho
Doorka jinsiga – wiilasha iyo gabdhaha waxaan ka filayno
Sinnaan – si isku mida ula dhaqan oo fursado isku mida sii
Caado – sida weligeed wax loo samayn jirey, berisamaad