Iskaashi caalami ah

Laylisyo

  1. Maxay kula tahay faa’iidooyinka iyo khasaaraha ay leedahay xubinimada Midowga Yurub?
  2. Maxaa waddan muhiimad gaar ah u leh ee ay tahay in waddanku go’aan ka gaaro? Adeegso tusaalayaal waddankaaga.

Liis ereyo

MY - Midawga Yurub, ururka ganacsi ee Yurub
Afti – in dhamman dadka cod laga qaado
Isbahaysiga Naato – urur difaac
Aafo dabiici ah – sida dhul gariir, duufaan, daad ama abaar