Doorar kala duwan

Laylisyo

  1. Maxaa ka mid ah doorarkaaga?
  2. Safiya iyo asxaabteeda waxa lagu soo casuumay xaflad. Waxay rabtaa inay tagto. Laakiin waalidkeed waxay la tahay inaanay tegin, maadaama wiilal iyo gabdho xafladda imanayaan. Maxay kula tahay inay Safiya samayso?

Liis ereyo

Huwiyad (adi-ahaan) - astaamaha kuu gaarka ah
Keligiis jira – lama-arag, wax mid keliyi ka jiro
Filasho – rajo laga qabo ama la aaminsan yahay inay dhici doonto
Caddaadis-kulan – filashooyin kala duwan oo ka imanaya bii’ada