Xukun iyo ciqaab

Laylisyo

  1. Noorwey xabsiga ugu dheer waa 21 sano. Maxaad u malaynaysaa inay sabab u tahay in Noorwey dadka di lama xabsi daa’in lagu xukumin?
  2. Maxay kula tahay in ilmaha 15 ka yar Noorwey aan la xiri karin?

Liis ereyo

Baaritaan – baaritaan la sameeyo si loo ogaado waxa dhacay
Goob dembi – meel ay wax sharci darro ahi ka dhacday
Ambiil (racfaan) – in la dalbado in dacwad cusub la furo