Boqortooyada Noorwey

Laylisyo

  1. Maxaad u malaynaysaa sababta loo beddelay sharciga si gabdhuhu u dhaxli karaan boqornimada?
  2. Noorweejiga qaar bay la tahay in Noorwey loo beddelo jamhuuriyad. Ma keeni kartaa dood ka soo horjeedda in boqortooyada?

Liis ereyo

Boqortooyo – waddan madaxa u sarreeyaa yahay boqor ama boqorad
Madaxa u sarreeya – qofka ugu sarreeya ee waddan
Boqor – hoggaamiyaha u sarreeya boqortooyo, ee xukunka dhaxal ku helay
Jamhuuriyad – waddan madaxa u sarreeyaa doorasho ku yimi, tusaale madaxweyne