Dimoqraadiyad

Laylisyo

  1. Maamul noocee ah ayuu waddanka aad u dhalatay leeyahay? Ma odhan kartaa waa dimoqraadi ama kelitalis?
  2. Waddan leh xorriyada hadalka qofku wuxuu rabo ayuu oran karaa. Ma kula tahay in la mamnuuco in la yiraahdo waxyaalaha qaar?

Liis ereyo

Dimoqraadiyad – marka dad doortaan cidda hoggaaminaysa waddan
Keligii talis – marka hal qof ama koox ay waddan ka taliso
Xorriyaddai hadalka – in qof kasta oran karo, qorina karo siday la tahay six or ah
Ku dhaqan sharci – in qof kastaa si sharciga waafaqsan oo caddaalad ah loola dhaqmo