Jacaylka iyo galmada

Laylisyo

  1. Aligsandar iyo saaxiibadii waxay maalin xagaa ah joogaan beerta xorriyadda. Gabar goonno gaaban wadata baa soo martay. Markay garab maraysay ayuu Aligsandar dabada ka taabtay. Gabartii waa xanaaqday. Maxaad u malayn sababta ay u xanaaqday?
  2. Sidee baa u raadsanaysaa qofkaad rabtid inaad guursato?

Liis ereyo

Guurka isu – doonka qoyska ayaa kuu dooraya qofkaad guursanayso
Gashaan – in lala noolaado qof aadan is qabin
Galmo caadi ah – in la jeclaado qof jinsi kaa duwan ah
Khaniisnimo – in la jeclaado qof kula jinsi ah
Kufsi – galmo khasab ah