Baarlamaan

Laylisyo

  1. Doodaha Istuurtinguhu waa u furan yihiin dadku inay dhegaystaan. Maxaad u malayn in sababtu tahay?
  2. Noorwey waa bulsho daryeel leh. Tan macnaheedu waa in dowladdu dadka ilaaliso oo ay lacagta isbitaalada iyo iskuulada dhiibto. Ma oran kartaa waddankaad u dhalatay waa bulsho daryeel leh?

Liis ereyo

Istuurtinge – barlamaanka Noorwey ee sharciyada u sameeya
Bulsho-daryeel leh – marka dawladdu qaado masuuliyadda dadka waddanka deggan inay noloshoodu fiican tahay
Miisaaniyadda dowladda – qorshaha aydowladdu u isticmaalayso lacagta sanadka soo socda