Sharciyada Noorwey

Laylisyo

  1. Sidee loogu dabbaaldegaa maalinta qaranka waddanka aad u dhalatay?
  2. Ma ogtahay in waddanka aad ka timi ilmaha la tumi karo iyo in kale?

Liis ereyo

Dastuur – sharci dhigaya sida waddan loo maamulayo
Muwaadin – waddan lagu leeyahay xuquuq iyo waajibaad, sida codbixinta doorashada
Gunno hawlgab – mushaharka la siiyo dadka waayeelka ah iyo kuwa xanuunsanaya ee aan shaqayn